From Wikipedia, the free encyclopedia

Ogeyslabe waa beel ka mid ah beesha Warsangali Harti- Daarood (Somali) oo sidoo kale loo yaqaan ugaaslabe. Waxay degaan gobolka Sanaag gaar ahaan Cerigaabo, Laas qoray, Hadaaftimo iyo Badhan, waxay kaloo ku baahsan yihiin Sool, Bari iyo dhammaan gobollada beri ee Soomaaliya.

Inkastoo wararka qaar ay sheegayaan in Ogayslabe aanu ahayn beel ka tirsan Warsangeli.

Si kastaba ha ahaatee, sida ay taariikhyahannada iyo odaysaasha saldanadda Warsangeli sheegeen, Ogayslabe waxa uu ahaa beel ka mid ah beelaha Warsangeli Harti, balse colaado sokeeye oo ka dhacday deegaanka awgeed, Ogeylsabe reerkoodii wuu ka guuray oo wuxuu u guuray dhinaca waqooyi ilaa Berbera.

Run ahaantii Ogeyslabe waxa ay ahaayeen salaadiinta Warsangeli ee ka talin jirtay wakhtiyadii xorriyada soomaaliya ka hor. Haddaba markii gumaystihii Ingriisku si weyn ugu guul darreystay inuu qabsado saldanaddi face weyneed ee warsangeli taasoo ka talan jirtay waqooyiga Soomaaliya. waxa ay bilaabeen in ay reeraha kala qaybiyaan oo ay nacayb ka dhex abuuraan iyaga oo adeegsanaya habkii hore ee wax loo qaybsan jiray,kadibna la isku qabsan jiray. Waxa ay bilaabeen in ay reeraha kala geeyaan oo ay khilaaf ka dhex abuuraan. Tani waxay sababtay isku dhacyo rabshado wata oo dhex maray Warsengli, kaas oo ku dhamaaday jabkii suldanaddii Warsangeli ee ugu faca weynayd geeska Africa. sido kale Nidaamkii saldanada warsangali markii uu daciifay oo saldanada dhexdeedii khilaafaad siyaasi ah ka dhex qarxeen, waxay sababtay in ay ku kacaan ama ku dhawaqaan nidaamyo cusub oo ka madax banan nidaamka warsangali, taasoo dhashay kala jab wayn oo soo gaadha saladana warsangali sida shantii cawrmale oo ahaa ilma garaad cismaan ibraahin oo hada irir samaale iyo taarikh khaldan aamisan.

Ogeyslabe magiciisu waa Cabdiraxmaan Gerad Xassan Xamar Gale, oo lahaa shan wiil:

Ibraahim Gerard Xasan (cumar)

Abdirahman Gerad hassan (Ogeyslabe)

Yusuf Gerad Hassan (Dubays)

Omar (Warsangeli Abgaal)

Abdalle (Warsangeli Abgaal)

Ogeyslabe wuxuu dhalay laba wiil:

  1. Deek Abdirahman (Habar-Deeko)
  2. Aw-Same Abdirahman

Videos

Youtube | Vimeo | Bing

Websites

Google | Yahoo | Bing

Encyclopedia

Google | Yahoo | Bing

Facebook