From Wikipedia, the free encyclopedia

Jareer waa magac loogu yeero qeyb ka mid ah Dadka Soomaaliyeed ee Beeraleyda ah kaasi oo qeexaya ad adeeg ay u sameysanyihiin dadka magacan loogu yeero.

Ereyga Jareer waaa sifo tilmaameysa Adeeg waxaana lidi ku ah Jileec oo isna ah Sifo tilmaameysa Wax jilcan.

Asal ahaan Magaca Jareer waa magac ay bixiyeen dadka Jileecda ah iyga oo ay u jeedadoodu aheyd iney ku Faquuqaan Dadka Jareerta ah. Jareer ma ahan Aabe lagu Abtirsada oo mideeya Dadka Jareerta ah balse Jareernimada Waa Sifo sida aan horay u tilmaamay iyada oo laga ambaqaadayo qaabdhismeedka Jirka iyo sida ay u samaysanyihiin Sanka iyo Timaha Dadka Jareerta ah.

Dadka Jareerta ah Waxay muuqaalka iyo Midibka ka simanyihiin dadka kale ee Afrikaanta ah ee ku nool guud ahaan Dunida waxayse uga duwanyihiin dhaqan Af iyo qaab dhismeedka Jirkooda oo aad moodo iney si uga jiljilcanyihiin Afrikaanta kale ee ku nool dunida.

Soomaaliya marka la joogo waxaa ku nool Dad isugu jira Jareer iyo Jileec kuwaasi oo asal ahaan ku wada Abtirsada Xaam binu Nuux in kasta oo dadka Jileecda ah ay aaminsanyihiin in Asalkooda uu yahay Carab.

Jareerta waa labo Qowmiyad oo waaweyn ku waaasi oo ka kala tirsan kooxo Afeedyada Kushitiga iyo Baantuuga oo ah kooxo ka mid ah Afrikaanta ku nool Qaarada Afrika.

Videos

Youtube | Vimeo | Bing

Websites

Google | Yahoo | Bing

Encyclopedia

Google | Yahoo | Bing

Facebook